". expr:content='data:blog.isMobile ? "width=device-width,initial-scale=1.0,minimum-scale=1.0,maximum-scale=1.0" : "width=1100"' name='viewport'/> Health and fitness weight loss fitness tracker 2023: Health and fitness how to loss wheigt

Wednesday, November 8, 2023

Health and fitness how to loss wheigt

Waa maxay freelancer 

Freelancing macnihiisu waa in aad iskaa u shaqeysatid oo aad shirkado ama shaqsiyaad u shaqeysaneyso qaab qandaraas ah. Laguuma tixgelinaayo shaqaale buuxa. Taa baddalkeeda, waxaad mashruucyo la qaadan kartaa shirkado ama macaamiil kala duwan.

Waxaa jira waxyaabo badan oo la jecel yahay oo ku saabsan freelancing. Mid ka mid ah, waxaad dooran kartaa saacadahaaga. Waxaad shaqayn kartaa waqti-dhiman ama waqti-buuxa oo waxaad qaadan kartaa macaamiil badan intii aad awood u leedahay.

Dhanka kale, Freelancers ka caadi ahaan ma helaan faa’iidooyin ama waqti fasax ah.. Dakhligu wuxuu noqon karaa mid aan iswaafaqayn, waxayna noqon kartaa shaqo adag inaad hesho macaamiishaada ugu horreeysa.

Websites ka ugu Fiican ee Shaqo Freelance laga helo.

1. Fiverr

Fiverr waa madal isku xirta kuwa Freelancers ka ah & milkiilayaasha ganacsiga ee raadinaya adeegyo mashruucyo Digital ah oo kala duwan, oo ay ku midyihiin naqshadeynta Websites-ka, Curinta qoraalka, iyo duubista codka.

Lacagta Intee laa’eg ayaad ka samayn kartaa Fiverr?

Inta lacag ah ee aad ka samayso Fiverr waxay ku xirantahay wakhtiga aad ku jirto, dakhliga kaasoo gali kara fiverr celcelis ahaan wuxuu u dhexeeyaa $100 iyo $500 bishii.

Si kastaba ha ahaatee, dakhligu wuu kordhi karaa markaad hesho 5-Star dib u eegis iyo jawaab celin wanaagsan oo macmiisha aad ka hesho.

2. Upwork

Waa maxay Freelancing?
 Kusoo Biir Telegram

Upwork waa Website bilaash ah oo isku xira macaamiisha iyo kuwa Freelancers ka ah ee adduunka oo dhan.

Website-kaan wuxuu bixiyaa noocyo kala duwan oo adeeg ah, laga bilaabo naqshadeynta Webistes ka, iyo horumarinta softwares ka ilaa iyo xisaabinta.

Macaamiisha iyo Freelancers waxay leeyihiin habab badan oo ay iskugu xirmaan -macaamiishu waxay dooran karaan inay shaqo soo dhigaan oo ay la heshiiyaan xirfadyahan waa Website bilaash ah oo isku xira macaamiisha iyo kuwa Freelancers ka ah ee adduunka oo dhan.

Website-kaan wuxuu bixiyaa noocyo kala duwan oo adeeg ah, laga bilaabo naqshadeynta Webistes ka, iyo horumarinta softwares ka ilaa iyo xisaabinta.

Macaamiisha iyo Freelancers waxay leeyihiin habab badan oo ay iskugu xirmaan -macaamiishu waxay dooran karaan inay shaqo soo dhigaan oo ay la heshiiyaan xirfadyah

No comments:

Post a Comment

Fitness and health